Rabshado ka dhacay Belgiumka Kadib Guuldaradii uu Koobk Aduunka kala Kurmay.

Magaalada Brussels waxaa xalay ka dhacay rabshado ka dib markii xulka Belgium ay guuldarro ka soo gaadhay Xulka Morocco ciyaar ka tirsaneyd koobka adduunka.

Dibad baxayaasha rabashadaha sameeyay ayaan ku faraxsanayn qaab ciyaareedka liita ee Xulkooda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker