Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Amb Cabdifatax Siciid Axmed ayaa dalka Jabuuti kusoo dhaweeyey Agaasimaha guud ee wasaarada Arimaha dibada oo booqasho ku tagey Jabuuti,
Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed ayaa dalka Jabuuti kusoo dhaweeyey Agaasimaha guud ee wasaarada Arimaha dibada oo booqasho ku tagey Jabuuti,