Golaha wakiilada somaliland ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyey xisaab xidh-sandeedkii 2021.
Golaha wakiilada somaliland ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyey xisaab xidh-sandeedkii 2021.
Codku waxa uu u dhacay sidan
Golaha waxa fadhiyey 48
Waxa ogolaaday 39
Waxa diiday 1
Waxa ka aamusay 7 gudoomiyuhuna muu codayn.
Qofka tirada ka dhiman waa gudoomiyaha oo aan codayn.