Nin hubaysan ayaa dad ku laayay tukaan ay inta badan Soomaalidu ka shaqayso gudaha Maraykanka

Ugu yaraan 7 qof ayaa dhimatay kaddib markii uu nin hubeysan xabad ku furay goob laga tukaameysto oo ku taalla gobolka Virginia ee dalka Mareykanka, sida ay mas’uuliyiintu sheegeen.

Shirkada ninka hubeysan uu xabadaha ka furay ayaa ah shirkad inta badan dadka soomalida ah ee ku nool mareykanka ay ka shaqeeyaan.

Nin la rumeysanyahay inuu yahay maamulaha bakhaarka tukaankaas, ayaa furay rasaasta kahor intuusan isna is dilin.

Dr Mxamed Cali oo ku sugan dalka Mareykanka ayaan wax ka weydiiyey arrimaha weerarkan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker