Dhegayso: Somaliland oo Iska Difaacday eedeyn Uga Timi Ha,adda Human Righrs Watch
Somaliland ayaa jawaab ka bixisay Warbixin ay soo saartay Hay’adda Human Rights Watch oo ay ku Eedeysay Xadgudubyo dhanka Xuquuqda Aadanaha ah.
Somaliland ayaa Tilmaantay in eedeyntaasi ay usoo jeedisay Hay’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ay tahay mid dhinac Qudha U Xaglinays oo aan dheeli tirnayn.