Su’aalo Xasaasi ah Oo Lagu Boobay Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Arrimo Badan Ka Gaabsaday

Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Isniintii Gudo-galay Doodda Odoroska Miisaaniyadda Sannadka 2023-ka, waxaana fadhiga golaha Goob-joog ka ahaa Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire iyo qaar ka mid ah saraakiisha Wasaaradda Maaliyadda.

Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa Wasiirka la boobay Su’aalo xasaasi ah oo ku saabsan Odoroska Miisaaniyadda iyo Kharashaadka loo qoondeeyey Mashaariicaha Horumarineed ee ku jira Miisaaniyadda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker