Aas qaran oo Magalada Hargeysa Loogu sameeyay Guddoomiyihi Tvga Horyaal
Alle Ha u Naxariistew Waxa Goordhaweeyd lagu Aasay Magalada Hargeysa Wariyihii Rugcadaaga ahaa ee Sayid Cismaan Mire Oo maalintii Shalay Ku Geeriyooday Magalada Adis Ababa ee Dalka itoobiya oo Loogeeyaay xalad Caafimaad.




