Caruur Ku Dhimatay Gaadhi Miino Kula Kacday Duleedka Muqdisho.

Ugu yaraan lix qof oo ay ku jiraan caruur ayaa lagu waramayaa in ay ku nafwaayeen kadib markii gaari caasi ah oo ay saarnaayeen isla markaana Muqdisho usoo waday qudaar ay miino kula kacdey degaanka Xaawo Cabdi ee duleedka caasimadda Soomaaliya. Ma jirto koox wali sheegatay falkan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker