Dad Ku Dhawacmay Shil Gaadhi oo ka dhacay Sheekh.

11 qof ayaa ku dhawacmay shil gaadhi oo saaka 4:00Am Ka Dhacay dawga degmada sheekh

Gaadhiga shilka galay ahaa Bus nooca rakaab qaada ah, Kaas dhacay meel buur ah

Dhaawaca dadka ayaa la gaadhsiiyey cisbitaalada degmada sheekh Iyo Magaalada Burco

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker