” xalku wuu cad yahey “. Xildhibaan Guruuje

Kol Hadii komishanka doorashooyinku cadeeyey in doorashadda madaxwaynaha ay ku qaban karaan sagaal bilood.
Kol hadii Aan doorashaddii ururaddu xeer lahayn, xeerkeediina kortoon ku jiro.
Kol Hadii doorashadda keliya ee xeerle, xiligeeduna mudaysan yahey tahey doorashadda madaxtooyadda.
Xalku waa cad yahey, waana in doorashadda madaxwaynaha ee komishanku soo jeediyay loo diyaar garoobo, doorashadda ururadda ee kartoonka ku jirtana kartoonkeedda loo daayo.
Xildhibaan Guruuje

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker