Haayada Somtrack ayaa 320 qoys oo danyar gaadhsisay Udxiyadii

Burco(OWN)Deeqdani Udxiyada ah ee ay u qaybisay Hayada wadaniga ah ee Somtrack Dc oo Loogu talo galay in la gaadhsiyo 320 qoys oo kunool kaamka barakacayaasha ee deleedka magalada Burco ayaa waxaa soo bixisay Jimciyatul fujayra ee imaaraadka carabta.

Waxana ka warbixiyey Sheikh ibraahin macalin shugri oo ku hadlayey afka hayada wadaniga ah ee somtrack dc, isagoo uga mahad naqay deeqdani ay soo gaadhsisay jimciyada fujayra dadka danyarta ah ee ku dhaqan kaamka cabdiqaadir koosaar ee magalada Burco.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker