Xildhibaanno Dood Xasaasiya Ka Yeeshay Faa’idada iyo Khasaaraha Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa dood xasaasiya ka yeeshay faa’idada iyo khasaaraha Heshiiska is-afgarad ee dhexmaray Jamhuuriyadda Somaliland iyo Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya.

Doodda Oo xalay fiidkii ku qabsoontay Golaha Twitter Space oo ay soo qaban-qaabiyeen bahda warbaahinta Somaliland Chronicle, waxa ay dhexmartay Xildhibaan Maxamed Xuseen (Ranbo), Xildhibaan Cabdilaahi Maxamuud, Xildhibaan Maxamed Abiib, Xildhibaan Khadar Cali-hakin iyo Xildhibaan Mustafe Kheyre.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker