Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif oo fasax kooban galiyey xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland.

Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif ayaa fasax kooban galiyey xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland.

Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada Warar ayaa hada ii xaqiijiyey in gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif uu ku wargeliyey inay fasax ka yihiin fadhigii ay yeelan lahaayeen maalinta salaasada ah, halka Arbacada iyo Khamiistana uu goluhuna fasax ka ahaa marka horeba.

Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif ayey wararku sheegayaan inuu xildhibaanada gaadhsiiyey fariin uu ku wargeliyey inay soo xaadiraan fadhiga maalinta sabtida ah.

warbixintiina waan idiin bislaynayaa wali, waxaanan soo xaqiijiyey warar waa weyn oo la xidhiidha dhinaca guurtida iyo mooshino ay mucaaridka iyo muxaafidku iskugu karkarinayaan golaha wakiilada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker