Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Golaha Wakiiladu Isku Saareen Labada Doorasho

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadley labadii mooshin ee ay maanta ansixiyeen Golaha wakiilada Somaliland waxaana uu yidhi .
” Waxaan baarlamaanka qaranka ku hambalyeynayaa falka geesinimada leh ee ay sameeyeen.
Waxaa maanta si weyn loo dareemaya nafis, kadib markii la ansixiyay labada mooshin.
Waxaan golaha guurtida ka codsanayaa inay si degdeg ah u ansixiyaan xeerkan.
Waxaan ugu baaqayaan dhamaan shacabka reer Somaliland dal iyo dibadba inay taageeraan xeerkan…” ayuu yidhi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker