Natiijada imtixaanaadka Shahaadiga ah ee dugsiyada sarre iyo dhexe oo lagu Dhawaaqay.

Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanadka Qaranka oo ay Hareera Fadhiyaan Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka Wasarada Waxbarshada Somaliland ayaa ku dhawaaqay Imtixaanka Shahadiga ah ee Fasalada 4aad iyo 8aad.

Somaliland dugsiga Sare waxa Imtixaanaadka u fadhiistay 14436 waxaa dhacay 460 Arday
Halka ay Imtixaanaadka Dugsiga Sare ay baasesn 90%

Dugsiga Dhexe Waxaa imtixaanaadka U Fadhiistay 22971 Arday Waxaa Gudbay 21452 Arday
Waxaa Dhacay 1331

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker