Xisbiyada Mucaradks oo Bari Gaadhi Doona Go’aamo Qadhaadh.9

Xisbiyadda WADDANI iyo UCID ayaa berri qaadan doona go’aamo waa weyn oo ay sheegeen in ay kaga hortagayaan muddo kordhin loo sameeyo madaxweyne Biixi.

Guddoomiye faysal Cali Waraabe, oo hadlay waxa uu sheegay in go’aamadaasi yihiin kuwo badbaado ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker