Somaliland : Maxaabiis Qisaas Dila Lagu Fulin Doono Bari
Shan Maxbuus oo lagu xukumay qisaas Dil ayaa lagu fulin doona maalinta Berri ah Qisaasta dilka ah, Goobta lagu fulinaayo dilka ee Mandheera iyo Xabaalaha lagu Aasi doono marka qisaasta lagu fuliyo ayaa la diyaariyay sida Ilo xog Ogaal ahi ii xaqiijiyeen.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa muddadi uu joogay marar dhawr ah waxa la fuliyay qisaasta Rabbi inoogu Sheegay Quraanka.
Maxabiista Dilka lagu fulinaayo ayuu dhamaaday sida la ii Sheegay dhamaan process-kii fulinta dilkooda.




