Mucaaradka oo Aan ka qayb Galin Qalin jabinta Jamacada Hargeysa.

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ayaan saaka gabi ahaan-ba aan ka qeyb galin xaflada Qalinjabinta Jamacada Hargeysa .

Madaxweyne Muuse Biixi iyo xubno golihiisa wasiirada ah ayaa ku kaliyaystay Xaflada qalin jabinta

Hore umay dhicin inay xisbiyada mucaaridku ka maqnadaan Xaflada qalin jabinta Jaamacada Hargeysa .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker