Agaasimaha Guude Ee Baanka Dhexe Ee Somaaliland oo Kormeeray Baanka Cusub Ee Magaalada Caynabo

Caynaba (OWN)- Agaasimaha Guude Ee Baanka Dhexe Ee Somaaliland mudane Mukhtaar Cabdi Quule Ayaa Kormeeray Baanka Cusub Ee Magaalada Caynabo

Agaasimaha Ayaa Halkaasi Masuuliyiinta Baanka iyo Shaqaalaha kaga Dhagaystay Warbixino La Xidhiidha Shaqadda Baanka

Agaasime Mukhtaar Quule ayaa kormeer shaqo Ku Maraaya Gobolada Bariga jsl Wuxuuna Kormeerkani shaqo Daaranyahay Dardar-galinta Hawlaha Baananka Ee Dalka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker