Mudaharaadayaal Cadhaysan oo La Wareegay madaxtooyada Ciraaq.

kumanaan mudaaharadaayl ciraaqiyiin ah oo gudaha u galay qasriga madaxtooyada ee dalkaasi.

Si lamid ah tii ka dhacday dalka Sri lanka waxay ku dabaalanayaan meeshii uu ku dabaalan jiray madaxwaynuhu.

Dadkan caraysan ayaa taageersan hogaamiyaha ugu tunka wayn mucaaradka dalkaasi ee Muqtada al sadr oo dhawr jeer ku baaqay in xukuumad cusub la soo dhiso, kahor intuusan shaacin maanta inuu si gabi ahaana isaga fariistay siyasadda dalkaasi, laakiin taageerayaashiisa ayaa wali caraysan oo doonaya isbadal ka dhaca dalka ciraaq, waxayna maanta gudaha u galeen madaxtooyaddii dalkaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker