Dhalinayaradii Lagu Xidhay Mudaharaadka oo maanta la sii daynayo
49 qof oo xukumadda Somaliland u xidhay mudaharaadkii mucaaradka 11-kii bishan ayaa la filaya in saaka laga sii daayo xabsiyada Gabiley iyo Mandheera.