Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa aqbalay talooyinkii ay soo jeediyeen guddida Ganacsatada

Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa aqbalay talooyinkii ay soo jeediyeen guddida Ganacsatada ee ku taliyay in laysa saaro labada Doorasho ee madaxtooyada iyo Ururrada.

Ganacsatada ayaa soo jeediyay in maadama waxa la isku hayo ay yihiin arrimo sharci ay tahay in la isku sidko doorashooyinka madaxtooyada iyo tan ururada siyaasadda

Guddoomiyaha xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in ay tallaabadan u qaadaan danta dalka.

Waddani iyo xukuumadda ayaan iyagu weli shaacin go’aankooda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker