Ceelkii Shiidal ee u Horeeyaay oo somaliland laga Qodaayo.

Ceelkii ugu horreeyay ee Shidaal ayaa la filayaa in qodistiisa laga bilaabo Somaliland sannadka dambe sida ay xaqiijiyeen mas’uulliyiinta wasaarada Macdanta iyo Tamarta.

Shirkadda Genel Energy ayaa bilaabaysa qodista Ceelka oo hore samin loogu sameeyay.

Rejo weyn ayaa laga qabaa in uu guullaysto qorshaha xukuumadda Somaliland iyo Genel Energy iska kaashanayaan ee qodista Ceelkan oo ku yaalla gobollada bariga inkasta oo aan la caddayn goobta uu gaar ugu yaallo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker