Xukumadda Somaliland oo wada Qorshihii ay ku Midayn lahayd Edaanka Masaajida
Wasaaradda Diinta Iyo Awaafta, ayaa waxa ay soo qaban qaabisay shirweyne qaran oo lagaga hadlayo midaynta eedaanka salaadaha iyo xal u helidda mushkiladaha codbaahiyaha (microphone)
Shirkan waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah culimada waaweyn ee dalka iyo 200 boqol oo imaan kuwaasi oo ka kala yimid gobollada.




