Maxkmadda oo Siii Daysay Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Waddani oo Xidhnaa
Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Axmed Xaaji Cabdilaahi Xamarje ayaa goor dhaweyd dib u helay xorriyadiisa.
Waxa uu ka mid ahaa dadkii lagu qabqabtay mudaharaadkii dhawaan ka dhacay Magaaladda Hargeysa.
Sii daynta Axmed Xaaji Cabdilaahi Xamarje ayaa ka dambaysay dib markii sida ay maxakamadu cadaysay uu iibsaday xukunkii xadhiga ahaa ee lagu riday





