Marxuum Hadraawi oo Aas qaran Maanta Loo Sameeyaay

Ale Ha U Naxariistee Waxa Maanta Magalada Hargeysa Aas Qaran  Loogu Sameeyaay Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame ( Hadraawi), Aaska marxuumka loo sameeyaay ayaa Waxa ka soo qayb galay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan Xubno ka Mida golaha Wasiirada ee Somaliland,iyo Waxgarad ka kala yimid Deeganada Somalida iyo Masuuliyiin ka Socday Deeganka Somalida iyo Jabuuti Waxanay ilahay uga Baryeen inuu Naxariistiisa Jano Siiyo Kuna Casuumo Janooyinkiisa .

Masuulyiintii ka Soo Qayb Galay Aaska Qaran ee Loo Smeeyaay Abwaan Hadraawi ayaa Waxay ka warameen shakhsiyadii Hadraawi iyo Doorkiisi Shariifka ahaa.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker