Doorashada Kenya oo Lafilayo In Lagu Dhawaaqo Musharaxa Guulaystay
Xarunta Guud ee tirinta codadka doorashooyinka Kenya Ee Bomas ayaa looga yeedhay Goob joogeyaasha caalamiga ah.
Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya in la dhameeyey tirintii codadka oo lagu wado in lagu dhawaaqo Saacadaha inagu soo aadan.
Guud ahaan shacabka Kenya ayaa u dheg taagaya Natiijada ku dhawaaqista doorashada.




