Dacwad ka dhan ah Xukuumadda Somaliland oo loo gudbiyey Maxkamadda Hague
Maxkamadda Hague ayaa loo gudbiyey dacwad ka dhan ah xukuumadda Somaliland gaar ahaan Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha somaliland Maxamed Kaahin , waxaanad halkan hoose ka akhrisataan qoraalkaas dacwadda oo la xidhiidha mudaharaadkii ka dhacay dalka.





