Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani oo Soo bandhigay Tirada Dhimashada iyo Dhawaca
Murashaxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka war bixiyey tirada dhimashada iyo dhaawaca
Madroodijeex; Dhimasho 3 qof. Dhaawucu waxa u kor u dhaafayaa 50
Togaheer: Dhimasho 2 qof, dhaawucu kor u dhaafayaa 40.
Sanaag: Dhimasho 1 qof, dhaawaca ilaa 9 qof
Tirada dhimashadu waa 6 qof ilaa hadda record-ka aan hayno, way ka sil badan kartaa, waayo dad badan ayaa dhaawac ah oo waliba halis ah.
Waxaa kaloo uu sheegay inay jiraan xadhig iyo dhaawacyo kale




