Xisbiga Waddani oo Sheegay in Loo Ogolaaday Mudaharaadkii ay Mucaaradku Ku Baaqeen

Xooghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani oo Qoraal uu Soo Dhiigay Bartiisa Face Book ku Sheegay in Loo Fasaxay Mucaaradku inay Qabsadaan Mudaharaadki ay ku Baaqeen ee Loo Balansana Maalinta Khamiista ah
” Waxa xukuumaddu fasaxday Muddaaharaadkii Selmiga ahaa ee Axsaabta Mucaaradka ku baaqeen. Waxaan shacabweynaha ku booriyayaa in ay si nabdoon khamiista uga soo qayb galaan oo dareenkooda u muujiyaan.”
Xoghayaha Warfaafinta – Xisbiga WADDANI

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker