Faysal Cali Waraabe oo Si Adag ugu jawaabey Wasiirka Isgaadhsinta Somaliland .

Faysal Cali Waraabe oo deg deg ugu jawaabey Wasiirka Boosaha Somaliland .

” Aad ayaan uga xumay in xukuumadu ay ku dhawaaqdo goobo aan laysla ogolaan.

Majirto wax goob cayiman ah oo wali lagu heshiiyay, waxaana loo balamay in laga wada hadlo bari,warka kasoo baxay Xukuumadu wuxuu caqabad wayn ku abuurayaa wadahadaladii jawiga fiican ku bilaamay..”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker