Xibiyada Mucaaradka Somaliland oo Cayimay Xiliga ay qabanayaan Mudaharaadada

Xisbiyada mucaaridka ayaa ku dhawaaqey In mudaharaadkii ay ku dhawaaqeen uu qabsoomi doono 11 bishan oo ku beegan maalinta Khamiista .

Hargeysa waxuu ka dhici doonta Goobta Khayr-yada gobalada dalka-na waxuu ka dhici doonaa dhaaman goobaha Beerta xoriyada .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker