U diyaar garooba bannaanbax nabadeed oo aynnu ku muujinaynno dareenkeenna” Guddoomiyaha Waddani

Waxa aannu maanta labadayada guddoomiye xisbi-mucaarad ee UCID iyo Waddani ku wargelinnay Wasaaradda Arrimaha Gudaha mudaharaadka Badbaadada Somaliland oo ka qabasoomi doona gollabada dalka oo dhan, kaas oo aannu qorshaynnay in uu dhaco Khamiista inagu soo aaddan, 11ka bishan aynnu ku jirno.

U diyaar garooba bannaanbaxyo nabadeed oo aynnu ku muujinaynno dareenkeenna, waxaana inoo ballan ah ilaalinta nabadda iyo dhowridda jiritaanka Qarankeenna.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker