“Waxan oo dhan waxaad u sameenaysa Xirsi markii loo dhiibay Waddani, wadanka yaanu Xirsi kaala cuslaan..” Xildh. Axmed Khaliif

Xildhibaan Axmed Khalif oo ka Kimida xildhaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Gor dhaweeyd la hadlay Warbahinta isaga iyo Xildhibaano ka soo Jeeda Xisbiyada Mucaaradka

Xildhibaanka ayaa Dhaliilo Culus U Jeediyaay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi

“Madaxweynahu waxuu yidhi reer ayaa mudaharaadaya oo taliyayaasha reerkooda ayan u dirayaa, Madaxweyne labada xisbi reer ma aha hadii ay noqdaan sidaad ujeedana dee adna nin reer Samatar ah ayaad noqonaysaa ee ogsoonow,waxaan ku odhan lahaa ummada madaxweynaad u wada tahaye kadaa.

Madaxweyne wadanka qabyaalada ka daa hadii kale Faysal waxa uu noqon nin reer Gulleed ah, Cirro-na nin Muuse Cabdalle ah adiguna nin reer Samtar ah, waxan oo dhan waxaad u sameenaysa Xirsi markii loo dhiibay Waddani, wadanka yaanu Xirsi kaala cuslaan..”

” Xildhibaan Axmed Khaliif.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker