Muxuu Ciidanka Qaranka Somaliland Kala Kulmay Degmada Boocame ee Xuduudka Soomaaliya?

Laascaanood (OWN)- Maamulka Gobolka Sool iyo ka degmada Laascaanood oo ay weheliyaan cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa gaadhay degmada Boocame ee gobolkaas, kuwaas oo dadweynaha deegaanku si diirran u soo dhaweeyeen.

Degmada Boocame ayaa 78km dhinaca Koonfur-Bari kaga beegan magaalada Laascaanood, isla markaana masaafo ku dhaw Dhowr iyo Soddon KM u jirta Xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta ee Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa ka hadlay socdaalka masuuliyiinta iyo Ciidamadu ku gaadheen degmada Boocame,

https://youtu.be/UdKvSPVHKVQWasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta ee Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa ka hadlay socdaalka masuuliyiinta iyo Ciidamadu ku gaadheen degmada Boocame,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker