Shil Naxdin Badan Oo Haleey Hal Qoys Oo Ka Koobnaa Sideed

Shilkii ugu naxdinta badnaa aya hada haleelay hal qoys oo ka koobnaa 5 caruura hooyadood iyo aabahood iyo 3 qof oo ehelkooda kamida oo kasoo kicitimay Laascaanood kuna socday Madaarka Hargeysa oo ay beri ay ka dhoofi lahaayeen.

Duleedka deegaanka Beer ee Gobolka Togdheer ayuu shilku ka dhacay,ka Alle ha unaxariistee hooyadii caruurta dhashay ayaa dhimatay shan kalena waa dhaawac lagu dabiibayo Cisbitaalka Guud ee Burco.

Waa war aad uu naxdin leh ummada soomaaliyeed qoyskaa masiibadu haleeshay haw duceeyaan fadlan.

Xabiib Cige .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker