Qarax Khasaare Gaystay oo ka Dhacay Magalada Muqdisho.

Qarax ayaa goordhow ka dhacay xaafadda Taleex degmada Hodan gaar ahaan agagaarka Maqaayadda Fatxi.

Warar ayaa sheegaya in qaraxu uu saarnaa mooto Bajaaj wadada mareysay taasi oo la sheegay inay qaraxday xilli ay socotay.

Lama oga khasaaraha rasmiga ee ka dhashay qaraxa.

Wixii faahfaahin halkaan kala soco

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker