Mudaharaadyadda Laga Cabsi Qabo in ay Ka Dhacaan Somaliland Kuwa Noocee ah Ayey Noqon Karaan

Mudaharaadyadda Laga Cabsi Qabo in ay Ka Dhacaan Caasimada Hargeysa iyo Gobolada Dalku Kuwa Noocee ah Ayey Noqon Karaan?

Tan iyo intii Xisbiyada Mucaaridka ah, ee Waddani iyo Ucid, Sheegeen in ay Mudaharaadyo Waaweyn, ku Qaban Doonaan Magaalooyinka Waaweyn ee Dalka iyo Caasimada Hargeysa, Waxaa Dhinaca Xukuumadda ka Socdey, hanjabaad ay Mucaaridka ugu digayso, innaan loo ogoleyn Mudaharaad ay ugu baaqaan Taageerayaashooda, taas oo Maalmihii u Dambeeyay Siweyn looga Dareemayey Caasimada Hargeysa, Gaadiidka Ciidamada Booliska, oo La dhigey Guud ahaanba Isgoysyada jidadka iyo Kheyriyada.

Dhaqdhaqaaqyada Mucaaridka, oo maalmahan Socdey, Khusuusan Xisbiga Waddani, ayaa Xukuumadduna Geesteeda, bilowdey Arbacadii Shaley Barnaamijyadii Caanka ahaa ee odoyaasha Kuwaas oo ka hadley Hargeysa, halka Kuwa Kalena Lagu Arbushey Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag, oo isla Mudaharaad Salmi ah oo lagu qabtey Huteel Gudihiisa at kaga hadleen Fariinta Xisbiga Waddani ee Arimaha Doorashada, inkastoo ay dhalinyaradu Ku Sunteen, mudaharaadkooda Mid qabiil oo aanney Reer Ceerigaabo u dhameyn sida, ay iyaggu Sheegeen.

Sikasta, oo ay Xaaladu tahey Guud ahaanba Shacabka Shacabka Somaliland, ayaa u dhegtaagaya, nooca uu Noqonayo, Mudaharaadka ay Mucaaridku ku Baaqeen ee Xukuumadduna Ka digayso.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker