Maraykanka oo Cudurka Furuqa- Daanyeerka u Aqoonsaday Xalada Cafimaad oo Deg Deg ah

Mareykanka ayaa Khamiistii ku dhawaaqay xaalad caafimaad-guud oo deg deg ah, kaddib marki ay soo bateen kiisaska la xiriira cudurka Furuqa-Daanyeerka ee Monkeypox.


Tallaabadan ayaa hey’adaha caafimaadka Dowladda Federaalka u fududeyn doonta in ay dowladda ka helaan kaalmo dhaqaale oo deg deg ah oo lagula dagaalo cudurkaan.

Kiisaska dadka laga helay xanuunka Monkeypox ayaa Arbacadii gaaray 6,600. Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in dadka ugu badan ee laga helay ay yihiin ragga gogosha wadaaga.

Dowladda Mareykanka ayaa lagu cambaareeyay qaabka ay u maareyneyso xanuunkan sii faafaya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker