“Goormaa midhka roodhida ah uu noqday mid ka qaalisan xorriyada..” Garyaqaan Mandella

“Goormaa midhka roodhida ah uu noqday mid ka qaalisan xorriyada. Anigu kollayba laba macalin oo waa wayn ayaan leeyahay. Mid waa Maxamed Mooge liibaan oo Hargaysa iyo Xamar ba iskaga tagay iyagoo siraadan.

Hadda midh roodhiya oo uu ku cuno kama waayin ee isagoo macaal dawladu baryayso oo wax walba loo ogol yahay ayuu yidhi barwaaqo aniga igu kooban yeeli maayo.

Kan kalena waa Maxamed Warsame Hadraawi oo isna isna macalin iigu ah hal adayga iyo maalmahay adag tahay in aan lays dhiibin ee taada lagu socdo.

Labadaas macalina midna taariikhdiisa kuma arag iyadoo wax af la galiyo iyo anfaaci la cunaa ay macno u samaynayaan.

Markaa ninkii midh roodhiyi oo af la galiyaa la wayn tahay yeelkadii.

Iga dhan.”

W/Q Garyaqaan Mandella.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker