“Si xun u isticmaalka Baraha Bulshada, waxa ka dhalan doona Xadhig iyo Ciqaab” Dawladda Itoobiya

Dawladda Itoobiya, ayaa sharci adag ka soo saartay hadallada nacaybka, kicinta iyo been abuurka ah ee lagu baahiyo baraha Bulshada iyo warbaahinta kale.
War laga soo saaray Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Itoobiya, ayaa lagu sheegay in baahinta hadallada kicinta ah iyo kuwa nacaybka bulsho abuura ee lagu baahiyo baraha bulshada ( Social Media) iyo warbaahinta kale ay wajihi doonaa xadhig gaadhaya laba sanno iyo ganaax lacageed oo gaadhaya 100 kun oo birta Itoobiya ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker