Urur Siyaasadeedka Hilaac oo Doortay Hogaankii Ururka

Urur-siyaasadeedka HILLAAC oo qabsaday shirka aasaaska ururka ayaa shaaciyay hoggaanka ururka ee madashaas lagu doortay:

Gudoomiyaha HILLAAC:

Prof. Axmed Ismaciil Samatar

Gudoomiye ku-xigeenka HILLAAC:

Muna Bile Xirsi

Xoghayaha Guud ee HILLAAC:

Dr. Foosi Maxamuud Qoofal

Afhayeenka Ururka:

Maxamed Cumar Jibriil

Gudoomiyaha Golaha Dhexe:

Muna Xuseen Khaliif

Xoghayaha Golaha Dhexe:

Dr. Fuad Yusuf Cusmaan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker