Kumuu ahaa Marxuum General Fadhi-Ku-Salaan oo Hargeysa Aas Qaran loogu Sameeyey?

Hargeysa (OWN)- Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxa maanta aas Qaran loogu sameeyey Allah ha u naxariistee Marxuum General Maxamed Jaamac Warsame (Fadhi-Ku-Salaan) oo Salaasadii shalay geeriyooday.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker