Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa dalka Turkiga kula kulmay madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip Erdoğan. Waxaa haatan dalka Turkiga ka socda kulan u dhexeeya labada madaxweyne. Waxaa lagu wadaa inay ka wadahadlaan arrimo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal, ganacsiga, diblumaasiyadda iyo amniga. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Turkiga isagoo casuumaad ka helay madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa dalka Turkiga kula kulmay madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip Erdoğan.

Waxaa haatan dalka Turkiga ka socda kulan u dhexeeya labada madaxweyne.

Waxaa lagu wadaa inay ka wadahadlaan arrimo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal, ganacsiga, diblumaasiyadda iyo amniga.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Turkiga isagoo casuumaad ka helay madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker