“Xilka Qaadistaydu Waa Sharci-darro…” Jaamac Shabeel Oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Xilka Qaadis Lagu Sameeyay

Hargeysa (OWN)-Jaamac Ismaaciil Cige waxa uu sheegay in xilka qaadistiisu aanay sharci ahayn iyo in jagada guddoomiye ku xigeenka labaaad ee xisbiga KULMIYE ay bannaan tahay oo aan wali la dooran xisbiguna aanu ansixinba Axmed Cabdi Dheere, sidaas darteedna aanu sharci u lahayn in uu isugu yeedho xubnaha guddiga fulinta oo isla mar ahaantaasna ay go’aanno qaataan, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker