Dhagayso: Maxaa Ka Hirgay Ballan qaadyadii uu Saddex Sano ka hor Sameeyay Madaxwayne Farmaajo

Maanta waxa ay ku Buuxdaa saddex sano markii la doortay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullhi Farmaajo oo ahayd 8-dii February ee sanadkii 2017-kii.

 

Farmaajo ayaa intii uu ku jiray Ololaha Doorashada, khudbad uu baarlamaanka ka hor jeediyey waxa uu sameeyey ballanqaadyo dhowr ah oo uu ku Sheegay inuu wax ka qaban doono haddii uu helo Taageerada xubnaha Baarlamaanka ee dalka.

 

Hadaba Warbixitaas oo Faahfaahsan Halkan Hoose ka Daawo:

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker