Xukuumadda Somaliland oo Ka Dhawaajisay Qorshaha Koronto Jaban oo Dalku Helo

Hargeysa (OWN)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in shacab iyo dowladba dedaal lama-huraan ah loo galo helitaanka Koronto qiimaheedu jaban yahay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker