Shirgudoonka wakiilada, Guurtida iyo Gudoomiyaha maxkamada sare oo qayb ka noqonaya guddida dhexdhexaadinta.

Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa Shirgudoonka wakiilada, guurtida iyo gudoomiyaha maxkamada sare oo qayb ka noqonaya guddida dhexdhexaadinta.
Magacyada laba xeer ilaaliya oo xukuumadu u diyaarisay inay masuuliyiinta ka xidhan xisbiyada mucaaridka ah ku oogaan dacwado ka dhalanaya eedaymo loo sameeyey.
Muuse Biixi oo markale la meeraysanaya dhamaystirka guddida cusub ee doorashooyinka iyo bisha September oo uu la sugayo inuu golaha wakiilada u gudbiyo sadexda xubnood ee ka dhiman komishanka isaga oo soo celinaya xubnihii hore u waayey codka kalsoonida golaha.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker