Maxaad Kala Socotaa Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Masuuliyiinta Uu Madaxweyne Muuse Biixi Magacaabay?

Maxaad Kala Socotaa Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Masuuliyiinta Uu Madaxweyne Muuse Biixi Magacabay?

1. Axmed Aadan Axmed Buuxane Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka – Samaroon – Maxamed Case.

2. Cabdiqaadir Iimaan Warsame Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha – Arab – Haashim

3. Maxamuud Warsame Jaamac Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta – Garxajis – Habaryoonis

4. Maxamuud Jaamac Warfaa Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga – Toljeclo

5. Yurub Abiib Cabdi Cumar Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Beeraha – Ayuub

6. Cabdulmajiid Ibraahim Muumin Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska – Ciise

7. Mukhtaar Maxamed Cali Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada. – Garxajis – Habaryoonis

8. Guuleed Muuse Galaal Guddoomiyaha Hay’adda Caymiska Qaranka. – Habarjeclo – Samane Abokor

9. Xamse Cabdi Ibraahim Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada. – Habarjeclo – Yeesif

10. Maxamed Xuseen Axmed Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Caymiska Qaranka. Sacad Muuse – Habarawal

11. Muuse Jaamac Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka. – Habarawal – Ciise Muuse

12. Fowsi Maxamed Faarax Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta. – Warsangeli – Nuux Cumar

13. Khadar Ibraahim Maxamed Agaasimaha Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada – Habar-awal – Sacad Muuse.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker