Maraynka: 46 Qof oo Ku dhinatay Gaadhi Xamuula oo ay Sarnaayeen

Ugu yaraan 46 qof oo la rumeysan yahay in ay yihiin dad muhaajiriin ah ayaa meydkooda laga dhex helay gaadhi ah nooca xamuulka qaada duleedka magaalada San Antonio, ee gobolka Texas ee dalka Mareykanka.

Sarkaal ka tirsan shaqaalaha dab damiska ayaa sheegay in 16 qof oo kale oo ay ku jiraan 4 caruur ah ayaa sidoo kale isbtaalka loola cararay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker